WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga ka Jaray Sariibada khudaarta Ee Suuqa gobonimo

HARGAYSA(W,N) Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tursan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa xadhiga ka jaray dhismaha sariimada suuqa gobonimo o dhawaan la hirgaliyay dhismaheeda,

Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/4gA-gBAjZRI

Exit mobile version