WAJAALE NEWS

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryayta jsl Oo Maalintii Sadexaad Laascanood Ka Wada Qorshaynta Magaalada!

LAASCANOOD(W,N)- Wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo uu horkacayo wasiirka wasaaradu iyo masuuliyiinta gobolka sool ayaa maalintii sedexaad magaalada laascanood ka wada qorshaynta magaalada town plane

Wasaarada hawlaha guud ayaa saaka dumisay dhismayaal ay kusoo hagaagtay wado samayntu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version