WAJAALE NEWS

Shacabka Ku Dhaqan Ceerigaabo Oo Ka Hadlay Rabshadihii Shalay ka Dhacay Magaalada, Xukuumadana ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Colaada Ceel-Afwayn,

HARGAYSA(W,N)- Qaarkamida dadwaynaha ku dhaqan magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay rabshadihii shalay ka dhacay gudaha magaalada.

Sidoo kale shacabka ceerigaabo ayaa xukuumada ku eedeeyay wixii shalay ka dhacay ceerigaabo iyowax ka qabasho la,aanta kasoo noqnoqosay deegaanka ceel afwayn kuna eedeeyay in ay dhibtaasi usoo rarayso ceerigaabo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version