Beel kamida Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Ceel afwayn Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Hub Iyo Gaadiid Dagaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beel kamida Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Ceel afwayn Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Hub Iyo Gaadiid Dagaal.
July 12, 2019 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N) Beesha habar jeclo ee degta deegaaka ceel afwayn dagaaladuuna u dhexmaraan halkaasi beesha casad yoonis ayaa maanta si rasmi ah hub iyo gaadiid wixii ay haysteen xukuumada ku wareejiyay iyada oo ay goob joog ka ahaayeen saraakiil katirsan ciidanka qaranka somaliland iyo madaxdhaqameedka beesha hubka wareejinaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS