DAAWO; Culimada Magaalada Hargaysa Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Dhibta Uu Leeyahay Dagaalka Ehelku Iyo Waxa Ay Diinta Islaamku Ka Qabto! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Culimada Magaalada Hargaysa Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Dhibta Uu Leeyahay Dagaalka Ehelku Iyo Waxa Ay Diinta Islaamku Ka Qabto!
July 12, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) qaarkamida culimo awdiinta reer somaliland ee ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa salaadiinta jimcaha kaga hadlay qiimaha ay leedahay nabada iyo diiniyan aanay banaanayn in ay isdilaan dad ehel ahi kuna baaqaan dagaal

Culumo awdiinta ayaa ka waramay waxa ay diinta islaamku ka qabto dagaaladna noocaasi iyo ciqaabta ay mudanayso cida hurisa colaado sokeeye,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS