Maayarka Caasimada Oo Ka Qaybagalay Tababar Loo Qabtay Waaxda Qorshaynta Ee Dawlada Hoose. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Ka Qaybagalay Tababar Loo Qabtay Waaxda Qorshaynta Ee Dawlada Hoose.
July 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hagaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa ka qaybgalay tababar loo qabtay waaxda qorshaynta dawlada hoose ee hargaysa.

Tababarkan ayaa ahaa mid kor looguqaadayo aqoonta waaxda qorshaynta kaasi oo lagu baranayay  qorshaynta caasimada hargaysa.

Maayarka caasimada ayaa isag ka warbixiyay ujeedada tababarkan iyo waxyaabaha lagu baranayay,

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/5B9K_DdQNTs

COMMENTS
LINKS