Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Dekeda Berbera Xoolo Ka Qaaday Oo Lagu Xanibay Dalka Sucuudiga, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Dekeda Berbera Xoolo Ka Qaaday Oo Lagu Xanibay Dalka Sucuudiga,
July 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iyo gudoomiyha rugta ganacsiga  ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta dalka sucuudigu uxanibay markab xoolo ka qaaday dekeda berbera lagu xanibay magaalda jedah

Masuuliyiinta ayaa sheegay in somaliland aanay uxidhnaandoono dhoofka xoolaha somaliland cidii ka dalbatana ay ka iibin doonaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/4Xd3oMclnJc

COMMENTS
LINKS