Madaxwayanaha Jubaland OoFaah Faahin Dheeraada Ka bixiyay Qaraxii ka Dhacay Kismaayo Iyo Khasaaraha Uu sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayanaha Jubaland OoFaah Faahin Dheeraada Ka bixiyay Qaraxii ka Dhacay Kismaayo Iyo Khasaaraha Uu sobobay!
July 13, 2019 - Written by Editor:

KISMAAYO(W,N)- Madaxwaynaha maamulk goboleedka jubaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay qarixii dhacay magaalada kismaayo iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu sobobay.

Sidoo kale axmed madoobe ayaa tacsi udiray qoysaskii ay ku geeriyoodeen dadkoodu iyo maamulka jubaland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/7g97IrryxlQ

COMMENTS
LINKS