Xisbiga Kulmiye Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ka Difaacay Dhaliilaha Uga Imanaya Bulshada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ka Difaacay Dhaliilaha Uga Imanaya Bulshada,
July 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee deegaanka ceel afwayn kasoo cusboonaatay

Sidoo kale xildhibaan warfaa ayaa wasiira arimaha gudaha ka difaacay dhaliilaha uga inamaya bulshda qaybo kamid oo ku dhaliilsan xikka wasaarada arimaha gudaha iyo xalin la,aanta colaada ceel afwayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS