Mareeyaha Haayada Wadooyinka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Biriijka Isku Xidha Magaalada Boorama Iyo Jaamacada Camuud. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mareeyaha Haayada Wadooyinka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Biriijka Isku Xidha Magaalada Boorama Iyo Jaamacada Camuud.
July 13, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Mareeyaha haayada wadooyinka Somaliland cismaan sheikh ayaa maanta kormeer ukuurgalida halka umarayo kutagay dhismaha biriijka  isku xidha magaalada boorama iyo jaamacada camuud oo hore uu udhagax dhigay madaxwaynaha Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS