WAJAALE NEWS

Mareeyaha Haayada Wadooyinka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Biriijka Isku Xidha Magaalada Boorama Iyo Jaamacada Camuud.

BOORAMA(W,N) Mareeyaha haayada wadooyinka Somaliland cismaan sheikh ayaa maanta kormeer ukuurgalida halka umarayo kutagay dhismaha biriijka  isku xidha magaalada boorama iyo jaamacada camuud oo hore uu udhagax dhigay madaxwaynaha Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version