DAAWO;-Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qoyska Madaxwayne Biixi Oo Ay Sheegeen In Ay Ku Haystaan Dhulka Ay Degan Yihiin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qoyska Madaxwayne Biixi Oo Ay Sheegeen In Ay Ku Haystaan Dhulka Ay Degan Yihiin!
July 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Boqolaal kamida qoysaska degan Agagaarka Huteelka Grand Hadi Ee galbeedka Hargaysa Amaba Buurta kala jeexan ee kaantaroolkii hore ayaa markale cabasho xoogan ka muujiyay qoyska madaxwaynaha somaliland oo ay sheegeen in ay ku haystaan dhulka ay degan yihin oo mudo dheer ay ku dhaqnaayeen,

Qaarkamida dadkii goobtan ka hadlay ayaa sheegay in ay khaati ka taagan yihiin wiil uu abti uyahay madaxwaynuhu iyo walaalkii oo ku haystan dhulkan ay degan yihiin kana dhisan yihiin guryahoodii,

Dadwaynaha ayaa fariimo kala duwan udiray madaxwaynaha jsl ee ay ka cabanayaan qoyskiisa iyo laamaha kala duwan ee dawlada,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

COMMENTS
LINKS