WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Ka Qaygalay Aaska Maxruum Axmed Yuusuf Oo Lagu Aasay Hargaysa

HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada somailand muuse biixi cabdi ayaa ka qaybgalay aas qaran oo maanta loo smeeyay marxuum axmed yusuf faarax oo ku geeriyooday xalay hargaysa

Marxuumka ayaa lagu aasay xabaalaga galbeed ee magaalada hargaysa

Madaxwaynaha somaliand ayaa ka waraay taariikhdii marxuumka iyo doorkii uu kulahaa halgankii dalka

Halkan ka Daawo Muuqaaalka Warkan;

Exit mobile version