DAAWO;0-Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Booqday Taliska Qaybta 31 Ee Ciidanka Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;0-Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Booqday Taliska Qaybta 31 Ee Ciidanka Qaranka.
July 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland oo uu weheliyo abaanduulaha guud ee ciidanka qaranka ayaa booqday taliska qabta 31 ee ciidanka qaranka ee magaalada hargaysa.

Wasiirka ayaa ujeedada socdaalkiisu ahayd sidii uu ugu kuurgali lahaa xaalada ciidanka qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS