WAJAALE NEWS

DAAWO;0-Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Booqday Taliska Qaybta 31 Ee Ciidanka Qaranka.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland oo uu weheliyo abaanduulaha guud ee ciidanka qaranka ayaa booqday taliska qabta 31 ee ciidanka qaranka ee magaalada hargaysa.

Wasiirka ayaa ujeedada socdaalkiisu ahayd sidii uu ugu kuurgali lahaa xaalada ciidanka qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version