Qunsulka Turkiga Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Afganbigii Dhicisoobay Ee Dhacay Turkiga Iyo Qaarkamida Dadkii ka Danbeeyay Oo Loosoo Gacan Galiyay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qunsulka Turkiga Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Afganbigii Dhicisoobay Ee Dhacay Turkiga Iyo Qaarkamida Dadkii ka Danbeeyay Oo Loosoo Gacan Galiyay,
July 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qunsulka Dalka turkiga ufadhiya caasimada Hargaysa ee somaliland Amb Cali Nuyal ayaa maanta shir jaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada  hargaysa kaga hadlay sanad guuradii kasoo wareegtay Afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka turkiga sedex sano ka hor.

Qunsulka dalka turkiga ufadhiya somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay kooxdii afganbigaa isku dayday ee ururkii fedhula Gule isaga oo sheegay in dalkiisa losoo gacan galiyay 110 qof oo kamida dadkii ka danbeeyay  afganbigaasi fashilmay.

Dhanka kale kale Amb cali ayaa ka waramay taariikhda ururkii fedula ee isagu hogaaminayay faganbigan iyo sida ay kusoo dhex galeen qaybaha kala duwan ee laamah dawlada

Ambasador cali ayaa siwayn uxusay doorkii muhiimka ahaa ee shacabka turkigu ka qaateen badbaadinta dalkooda kuwaasi oo masuuliyiinta xafiiska somalland ee turkigu soo bandhigeen film docomenta ah oo ka hadlaya dhacdadaasi iyo muuqaalka sida shacabka turkigu iskugu dhigeen gaadiida kaarayaasha,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMASTIRAN;

https://youtu.be/aaZFBU8sGhw

COMMENTS
LINKS