Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Uu U Baaqday Shirkii Golaha Deegaanku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Uu U Baaqday Shirkii Golaha Deegaanku!
July 15, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Badhasaabka gobolka gabiley ayaa 15bishan oo ku beegnayd maanta iskugu yeedhay golaha deegaanka gabiley in ay shir skugu imaadaan xarunta dawlada hoose xili uu khilaaf culus udhexeeyo aqlabiyada golaha deegaanka iyo maayar

Shirkan ayaa gabi ahaanba baaqay kadiba markiii dhinacyada shirka iskugu imanayaa ay isla fahmiwaayeen ajandaha shirka

Badhasaabka gobolka gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu ubaaqay iyo eedaha loosoo jeedinayo maamulka badhasaabka

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS