WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Halka Ay marayaan Wada Hadalkii Usocday Xukuumada Jabhada Col Caare.

CAARIGAABO(W,N) Badhasaabka gobolka sanaag tiinbaro ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo wada hadal udhexeeyay xukuumada jsl iyo jabhada col caare oo kaasi oo ay jiraan odayaal u kala dabqaadaysa labada dhinac

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version