WAJAALE NEWS

DAAWO;-Cali Khaliif Oo Soo Bandhigay Arimo Xasaasiya Oo Uu La Kulmay Iyo Aragtiyaha Ay Wadaagaan faysal Cali Waraabe.

HARGAYSA(W,N) Prof cali khaliif galaydh hogaamiyaha khaatumo state ayaa shaaciyay arimo xasaasiya oo lagu kaco marka uu ka hadlo arimaha somaliland

Sidoo kale cali khaliif ayaa sheegay waxyaabaha ay wadaagaan faysal cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/_-NFyEwlQOo

 

Exit mobile version