WAJAALE NEWS

DAAWO;Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Sheegay Cida Rasmiga Ee Siidaysay Markabkii Siday Xoolaha Somaliland!

HARGAYSA(W,N) Siyaasi rashiid jamaac dhari (sheekhul axmar) oo kamida siyaasiyiinta sar sareee xsbiga wadani ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay markii xoolaha siday ee ku xayirnaa sucuudiga kana tagay dekeda berbera

Siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa shaaciyay cida rasmiga ah ee siidaysay markabka siday xoolaha somaliland ee ku xayirnaa jidah.

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa hambalyo udiray boqorka sucuudiga oo isagu lahaa siidaynta xoolaha somalilad isagoo xusay in ay jiraan dad reer somaliland ah oo arintaasi ka shaqeeyay in lagu guulaysto

Halkan ka daawo muuqaalkawarkan;

Exit mobile version