Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Xildhibaano Badhashaabka Ku Eedeeyay In Aanu Dhex U Ahayn! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Xildhibaano Badhashaabka Ku Eedeeyay In Aanu Dhex U Ahayn!
July 15, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley ayaa sii xoogaysanaya kadib markii fadhi ay maanta iskugu iman lahaayeen uu badhasaabku Baajiyay iyaga oo ku eedeeyay in aanu dhex ka ahayn khilaafka golaha oo dhawaan wasaarada arimha guduhu uxil saartay xalintiisa,

Xildhibaanada golaha deegaanka Ee iyagu wada mooshinka xilka lagaga qaaday maayarka Gabiley oo warbaahinta la hadlay ayaa badhasaabka gabiley ku sheegay In uu noqday Afhayeenka maayarka islamarkaana aanu ahayn masuul dhex unoqon karaya khilaafka golaha iyo xal uhelida Khilaafka golaha deegaanka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS