WAJAALE NEWS

Wakiilka Qaramada Midoobay Usoo Magacowday Soomaaliya Oo Gaadhay Kismaayo Kana Hadlay Qaraxii Dadka Badi Ku Dhinteen.

KISMAAYO(W,N)- Wakiilka cusub ee qaramada midoobay usoo magacawday somaliya ayaa gaadhay magaalada kismaayo ee maamul goboleedka jubaland.

Wakiilka ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaha maamul goboleedka juba land iyaga oo ka wada hadlay doorashooyinka juba land iyo khilaafka udhexeeya madaxda somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version