DAAWO;-Muj Dhagawayne Oo Xukuumadii Axmed Siilaanyo Ku Eedeeyay Dambiilayaal Qaran | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muj Dhagawayne Oo Xukuumadii Axmed Siilaanyo Ku Eedeeyay Dambiilayaal Qaran
July 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Muj Ibraahim Xuseen Dhagawayne oo kamid ahaa saraakiishii snm ayaa xukuumadihii kulmiye ee kalad an beeyay ku eedeey in ay galeen danbi qaran in somaliya wada hadal lala furaa ay ahayd qalad

Sidoo kale muj dhagwayne ayaa xukuumada madaxwayne biixi uga digay in ay wax wada hadal ah la gasho maamulka somaliya

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS