WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaaradda Waxbarashada Jsl Oo Hay’ada Save Children kala Wareegtay Laba Bas.

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Wasaarada waxbarshada iyo taclinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta gadiid kala wareegay haayada save the children oo iyadu ugu deeqday wasaarada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version