DAAWO;-Maxamed Siciid BK Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxamed Siciid BK Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa Iyo Sobobta!
July 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Faanaan maxamed siciid bk oo dhawaan tagay dalka kenya ayaa galabta  magaalada  iswayn loogu soo dhaweeyay kadib markii show uu ku qabanayay nayroobi laga joojiyay.

Shacabka ku dhaqan caasimada ayaa faanka kaga hortagay madaarka diyaaradaha ee cigaal international airport.

Halkan ka daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/99ZfBo-6ReY

 

COMMENTS
LINKS