WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxamed Siciid BK Oo Si Layaable Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N) Faanaan maxamed siciid bk oo dhawaan tagay dalka kenya ayaa galabta  magaalada  iswayn loogu soo dhaweeyay kadib markii show uu ku qabanayay nayroobi laga joojiyay.

Shacabka ku dhaqan caasimada ayaa faanka kaga hortagay madaarka diyaaradaha ee cigaal international airport.

Halkan ka daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/99ZfBo-6ReY

 

Exit mobile version