WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Ka Hadlay Hawl Galo Ay Ka Bilaabeen Gobolada Dalka!

HARGAYSA(W,N) Ciidanka booliska Somaliland ayaa shaaciyay hawlgalo abniga kor loogu qaadayo oo ay ka bilaabeen gobolkada dalka iyo heegan buuxa oo la galiyay.

Taliyaha ciidaanka booliska Gen fadal ayaa faah faahin ka bixiyay hawgalada ay bilaabeen ciidanka booliska Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version