WAJAALE NEWS

Dhalinyarada Beelihii Ku Dagaalamay Ceel Afwayn Oo ku Midoobay Urur, Baaqna Udiray Beelaha Walaalaha Ee Diriru Dhexmartay.

HARGAYSA(W,N) Qaarkamid ah dhalinyrada kasoo kale jeeda beelihii dirirtu ku dhexmaray deegaanada ceela wayn ayaa ku midoobay urur lagu magacaabo nabad doon.

Dhalinyarada ayaa baaq udiray beelaha dirirtu dhexmartay iyagoo ugu jeediyay in jaajiyaan colaada marwalba galaafanaysa inan iyo abtigii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version