Ciidanka Kenya Oo Sheegay Inay Dileen Saraakiil Katirsan Ururka Alshaab. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Kenya Oo Sheegay Inay Dileen Saraakiil Katirsan Ururka Alshaab.
July 16, 2019 - Written by Editor:

KENYA(W,N) Ciidamada dalka Kenya eeku sugan somaliya ayaa sheegay dagaal dhexmaray ururka alshaab in ay ku dileen saraakiil ka tirsan ururkaasi iyaga oo dhanka kalena sheegay in ay jabwayn gaadhsiiyeen

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS