WAJAALE NEWS

Ciidanka Kenya Oo Sheegay Inay Dileen Saraakiil Katirsan Ururka Alshaab.

KENYA(W,N) Ciidamada dalka Kenya eeku sugan somaliya ayaa sheegay dagaal dhexmaray ururka alshaab in ay ku dileen saraakiil ka tirsan ururkaasi iyaga oo dhanka kalena sheegay in ay jabwayn gaadhsiiyeen

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version