“Muuse Biixi Markii La Doortay Waxa Lays lahaa’ Nin Mujaahid Ah Ayaa Dalkii Qabsaday, Balse Hada Dhinicii Loo Kacaaba Waa Niyad Jab”Xil Tukaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Markii La Doortay Waxa Lays lahaa’ Nin Mujaahid Ah Ayaa Dalkii Qabsaday, Balse Hada Dhinicii Loo Kacaaba Waa Niyad Jab”Xil Tukaale.
July 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhiban Bashiir Tukaale ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka ,colaada kasoo cusboonaatay deegaanada ceel afwayn arinta col caare iyo arimo kale oo xasaasiya

Xildhibaan Tukaale ayaa sheegay in markii la doortay shacabka somaliland islahaayeen hada ayaa dalki loo doortay nin mujaahid ah oo aan meelin kaliya ka bixin iyaga oo rajaynayay in hogaamintiisa lagaga gabi doono

Dhanka kale xildhibaan tukaale tilaamay in shacabku ku hungoobeen tuhunkaa laga qabay madaxwayne biixi xaalada dalkuna wakhtigan dhinicii loo kacaaba ay tahay mid laga dayrinayo

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/nJsk957_tjI

COMMENTS
LINKS