WAJAALE NEWS

DAAWO:-Marwo Edna Aaden Oo la Garnaqsatay Dawlada Sucuudiga,Kana Hadashay Muhiimada Marinka Bada Cas

HARGAYSA(W,N) Marwo Edna Aadan Ismaaciil ayaa ka cilmiyaysan uga hadashay xidhiidhka Somaliland iyo dalka sucuudiga iyo sida aanu u tixgalin muhiimada Somaliland iyo halka ay ku taalo ee marinka suways kanal

Sidoo kale marwo Edna aadan ayaa ka hadashay arimo kale oo door ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version