DHAGAYSO;Fadeexada Idaacada BBCda Oo Maayarka Gabiley Ahaan U Waraysatay Qof Aan Ahayn Maayar Maxamed Amiin Iyo Dareenada Ka Dhashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DHAGAYSO;Fadeexada Idaacada BBCda Oo Maayarka Gabiley Ahaan U Waraysatay Qof Aan Ahayn Maayar Maxamed Amiin Iyo Dareenada Ka Dhashay!
July 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Idaacada BBCda Qaybteeda Afka Somaliga ku hadasha ayaa warkeedii subaxnimo ee saaka baahisay waraysi ay la yeelatay mid kamida xildhibaanada Golaha deegaanka gabiley ee khilaafku ka dhexeeyo Maayar iyo qof ay ku sheegtay in uu yahay maayar Maxamed amiin oo ay Dhinaca kale isna waraysatay kuna metelayay maayarka degmada gabiley.

Arintan ayaa noqotay mid yaab ku noqotay shacabka , dareeno kala duwan ku abuurtay bulshada ku dhaqan gobolka kadib markii ay isla garan waayeen warysiga bbcda iyo cod qofka ay ku sheegayso maayarka magaalada gabiley.

HALKANKAGA BOGO WARAYSGIA IDAACADA BBCDA IYO CODADKA AY BAAHISAY;

COMMENTS
LINKS