Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar) Oo Ku Geeriyooday Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar) Oo Ku Geeriyooday Gabiley.
July 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Odayaasha ,Waxgaradka Siyaasiyinta iyo Aqoonyahan Reer Somaliland oo dhambaal tacsi udiray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle Ha Unaxariistee Marxuum Caaqil Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar) oo caawa ku Geeriyooday Magaalada Gabiley Maalinta bari ah lagu Aasi Doono.

Marxuum Weerar ayaa  kamid ahaa odayaasha gobolka gabiley ee doorka shariif ah kasoo qaatay dib udhiskii jamhuuriyada Somaliland.

Siyaasi CIsmaan Xasan Mire.

MUJ/General Maxamed xasan cabdilaahi (jidhif)

Ex wasiir Dr Muuse Qaasim Aw Cumar

Ex wasiir shucayb maxamed muuse

Muj Daa,uud Khayre kaahin

Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan

Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini)

Muuse Xaaji Maxamed Guuleed (muuse inji)

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari

Cabdiraxmaan Aadan Jaamac

Saleebaan Sheekh Maxamed Saleebaan(Madaxay)

Suldaanka Qurba Joogta Suldaan cabdilaahi cismaan Aw Xasan

Maxamed Axmed Aw cabdi  (Xabiib)

Ambasador Sakiye Xasan Wacays

EX Afhayeen Xuseen Aadan Cige (Dayr)

Oday Xaashi Cismaan Dholaal

Sacad Cabdi Xuseen.

Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle

Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan

Caaqil       Cabdilaahi Qalinle Fariid

Muj Cali Cabdiqaadir Muxumed

Garyaqaan Xuseen Xasan Jaamac (Xuseen Fadal)

Garsoor Maxamuud Cabdirasaaq

Cadbilaahi Xuseen Da,uud (Dakhare)

Cismaan Xuseen Jibriil

Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin

Jawhar Cabdi Cali

Cabdifataax Cabdilaahi Cali

Yuusuf Jaamac Xirsi.

Dhamaan Odayaashan,siyaasiyiinta iyo Aqoonyahankani waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan shacbiga Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Caaqil Axmed cabdilaahi Xareed (Weerar)

Waxaanu leenahay Ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo gaar ahaan qoyska uu ka baxay marxuumku!

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu janatul fardowsa geeyo su,aashana Qabriga udhib yareeyo.

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS