DAAWO;-Masuuliyiinta Shirkada Oomaar Oo Iska Fogeeyay Eedo Loosoo Jeediyay, Soona Bandhigay Inta Jeer Ee Dhibaato Loo Gaystay Gaadiidka Shirkada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuuliyiinta Shirkada Oomaar Oo Iska Fogeeyay Eedo Loosoo Jeediyay, Soona Bandhigay Inta Jeer Ee Dhibaato Loo Gaystay Gaadiidka Shirkada!
August 1, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha guud ee shirkada Oomaar Company(Ominco) Maxamed Cali Muxumed Qobore(Maxamed Cali) iyo masuuliyiin kale oo shirkada kamid ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo, iyo dayn sheegasho ay shirkada usoo jeediyay  odoyaal dhawaan ka hadlay Warbaahinta .

Sidoo kale Masuuliyiinta shirkada Oomaar ayaa soo bandhigay Marxaladaha ay isla soo mareen Ninka ay odayaashani u hadlayeen oo tiraba laba jeer si badheedh ah u afduubtay gaadiid ay leedahaya shirkada Oomaar Companay kaasi oo xataa laamaha Amaanka iyo maxkamaduhuba xukun ku rideen lana cadeeyay in aanu wax dhexmaray shirkada aanu jiran meel uu dayn kaga sheegayna aanay jirin gabi ahaanba

Dhanka kale masuuliyiinta shirkada oomaar ayaa sheegay xataa ay jirtay ganacsato ay ninka wax ku sheeganaya ay iksu hayb yihiin ay gashay lana cadeeyay in aanay jirin wax uu ku leeyahay shirkada Ooomaar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS