Mahadsanid Mudane Madaxweyne!W/Q; Mahad Salaad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mahadsanid Mudane Madaxweyne!W/Q; Mahad Salaad.
August 3, 2019 - Written by Editor:

Waxaan halkan mahadcelin Aad u balaadhan uga dirayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi cafiska uu u fidiyay dhalinyaro 19 ah oo kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo muddo 9 sano ah ku xidhnaa Jasiirada Seychelles kadibna loo soo wareejiyay Somaliland.

Dhalinyaradaas iyaga oo aan dhamaysan mudadii lagu xukumay ayaa Madaxweynuhu cafis u fidiyey, siina daayay. Runtii waa go’aan geesinimo leh oo uu ku dhiiraday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waana ku mahadsanyahay.

 

QALINKII; Hon. Mahad Salad

COMMENTS
LINKS