Saami-qaybsigu Bikh,Ta Soo Socota!Prof Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saami-qaybsigu Bikh,Ta Soo Socota!Prof Cabdi Cali.
August 6, 2019 - Written by Editor:

Xisbiyada liisanku wuxu ka dhacayaa 2022. Haddii doorashada golaha degaanka la raaciyo tan Golaha wakiilada, markaa dimuqraadiyaddii khalkhal bay galaysaa; su’aashu waxay noqonaysaa sidee baa xisbiyadii cusbaa loo furayaa, ileyn iskuma beegna oo golaha degaanka ee cusub waxa waqtigu ka dhammaanayaa 2025,

Xisbiyadiina waxay expire garoobayaan 2022; sida aynu ognahayna xisbiyadu waxay ku kala hadhaan doorashada Golayaasha Degaanka; if you see what I mean!!!

Haddii sidaa aan sheegay sax tahay, markaa waligeen ma waxaynu ahaan doonaa dhidar onkod kiciyay, oo markaas uun baynu soo hambabari; miyaanu waddanku lahayn hoggaan u sii fikira, oo xal u raadiya caqabadaha iman doona, inta aan madaxa la isla gelin (leadership) u fikira, mise waa halkii Carabtee حاميها حراميها

QALINKII; Prof Cabdi Cali Jaamac; Maamul wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

COMMENTS
LINKS