Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Shacabka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Gaashanle Dhexe Daahir Daahir Yare! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Shacabka ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Gaashanle Dhexe Daahir Daahir Yare!
August 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Cabdilaahi fadal ayaa shacabka Somaliland ciidamada qaranka ka tacsiyadeeyay geerida marxuum gaashaanle dhexe daahir yare oo ku geeriydooday dalka malaysia oo loo geeyay xaalada caafimaad.

HALKAN KAGA BOGO WARKA TALIYAHA ;

COMMENTS
LINKS