Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Tacsi U Diray Geerida Laba Sarkaal Oo Ka Baxay Ciidanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Tacsi U Diray Geerida Laba Sarkaal Oo Ka Baxay Ciidanka!
August 8, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)  Taliyaha Guuud ee ciidanka qaranka Somaliland Sare Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa shacabka, ciidamada kala duwan ee qalabka sid, iyo qoysaskoodii ka tacsiyadeeyay geerida laba saraal oo ku kala geeriyooday Malaysia iyo Adis Ababa kala tirsanaa ciidanka booliska iyo qaranka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN,

COMMENTS
LINKS