WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Fanaan Nuur Daalacay Iyo Soona Bandhigay Hees Cusub Oo ka Hadlaysa Qadiyada Jsl.

LONDON(W,N) Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo  lala yeeshay Fanaan Nuur Daalacay kaasi  uu kaga  Hadley Xaalada Guud Ee Dalka Somaliland Iyo  Gardarooyinka Dawlada Somaliya Ku hayso Qadiyada Madax banaanida Somaliland.

Sidoo kale  fanaanka ayaa soo bandhigay  Hees Cusub Oo Ku luqeynayo Oo uu Alifey Abwaan Ali Seenyo Kana Hadleysa In aaney jirin Wax Ay Kawada Hadlaan Somaliland Iyo Somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA FANAANKA;

 

Exit mobile version