WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Murxuum/Muj Daahir Yare Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Malesia.

Taliyayaasha Ciidamada Qaranka,Booliska Iyo Wasiiro  ka Qaybgalay Aaska qaran oo Marxuum Daahir Yare Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Muj Daahir Yare,

GABILEY(W,N)Waxaa Magaalada Gabiley Maanta Aas qaran loogu sameeyay Gudoomiye kuxigeenkii ciidanka Booliska Gabiley Marxuum Daahir Muxumed Cige,(Daahir yare) oo dhawaan ku reegyooday dalka malaysia oo xaalad caafimaad loo geeyay

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay taliyaha ciidanka qaranka somalland, sareeye gaas nuux ismaaciil taani. Taliye kuxigeenka ciidanka boolis gen fooxle ,saraakiil,

Sidoo kale waxaa aaska marxuumka ka qaybgalay maamulka gobolka iyo boqolaal kamida shacabka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUM DAAHIR YARE’

Exit mobile version