WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Iyo Sidii Looga Oogay Salaadii Ciida!

TOG WAJAALE(W.N) Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa fagaare isku yimid si ay u oogaan salaada ciidul adxa

Waxaana shacabka salaada ciida kala qaybgalay masuuliyiin ka socda xukuumada maamulka degmada tog wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version