WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar Oo Kumanaan Shacabka Jig Jiga Ah Kala Qaybgalay Tukashada Salaadii Ciida!

JIG JIGA(W,N) Madaxwaynaha ismaamulka somalida etoobiya Mustafe Muxumed Cumar(cagjar) ayaa Maanta salaadii ciida la tukaday kumanaan ka mid ah shacabka magaalo madaxda jig jiga.

Madaxwane mustafe ayaa shacabka ddsi urajeeyay bash bash iyo barwaaqo in ilaahay ku gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAKA WARKAN;

https://youtu.be/PBs4-9AcIWo

 

Exit mobile version