“Waddanka Waxa Ka Dhacay Dhul Boob Ay Xukuumaddu Kow Ka Tahay.W/Q;Maxamed Baashe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waddanka Waxa Ka Dhacay Dhul Boob Ay Xukuumaddu Kow Ka Tahay.W/Q;Maxamed Baashe
August 11, 2019 - Written by Editor:

Buurta Kala Jeexan dhul ay ku nool yihiin 300 oo qoys oo kii ku dhashay yahay 25-jir, 30-jir iyo 40-jir ayaa loo soo xukumay madaxweynaha iyo qoyskiisa oo ha la dumiyo la leeyahay.

Madaxweynaha waxa aannu leennahay “in 300 oo guri oo dhisan oo ay dad wada ehelkaagii ahi ku nool yihiin in walaalkaa loo soo xukumo ‘caqlan wa sharcan’ wax la aqbali karo ma aha”. Madaxweyne haddii aanad raalli ka ahayn ‘J O O J I’ baannu ku leennahay”.

Sheekh Aadan Siiro oo saaka salaaddii Iidda dadka kula hadlayey garoonka Xawaadle ee Hargeysa ayaa warramay dhul boobka qoyska madaxweynaha iyo in dhaqaalihii waddanku uu dhulka galay oo meheradihii xidhmayaan.

QALINKII; MAXAMED BAASHE XAAJI XASAN.

COMMENTS
LINKS