WAJAALE NEWS

Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Hadlay Dagaal Markale Kasoo Cusboonaaday Deegaanka Ceel-Afwayn+Khasaaraha Ka Dhashay!

BERBERA(W,N) Dagaal ayaa Mar kale ka dhex Qarxay beelaha wada dega Deegaanka Ceel-Afwayn Kadib Markii Maanta nin Lagu Dhex Diley Gudaha Magaalda Ceel-Afwayn.

Khasaaraha ka Dhashay Dagaalka laba beelood ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac elh

Xildhibaan naasir cali shire ayaa dhiniciisa ka hadlay dagaalka kasoo cusboonaaday ceel afwayn isagoo baaq udiray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ka dhaxayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version