Mo Farah Oo Dhambaal Hambalyo Ah UDiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal-Adxa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mo Farah Oo Dhambaal Hambalyo Ah UDiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal-Adxa!
August 12, 2019 - Written by Editor:

LONDON(W,N) Orodyahanka Caanka ee u orda Dalka Ingiriiska  Mo Farah Oo dhalasho ahaana kasoo jeeda Somaliland ayaa Dhambaal Hambalyo Usoo Diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal-Adxa!

Sidoo kale Orodyahan Maxamed Faarax ayaa shacabka Somaliland iyo mdaxdooda u rajeeyay guul iyo horumar in ay ku gaadhaan sanadkan sanadkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS