WAJAALE NEWS

Mo Farah Oo Dhambaal Hambalyo Ah UDiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal-Adxa!

LONDON(W,N) Orodyahanka Caanka ee u orda Dalka Ingiriiska  Mo Farah Oo dhalasho ahaana kasoo jeeda Somaliland ayaa Dhambaal Hambalyo Usoo Diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal-Adxa!

Sidoo kale Orodyahan Maxamed Faarax ayaa shacabka Somaliland iyo mdaxdooda u rajeeyay guul iyo horumar in ay ku gaadhaan sanadkan sanadkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version