Maayarka Magaalada Ceel-Afwayn Oo Faah faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay Dagaal Maanta Ka Dhacay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Ceel-Afwayn Oo Faah faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay Dagaal Maanta Ka Dhacay!
August 12, 2019 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N)  Ugu yaraan 5qof ayaa ku dhintay dagaal  maanka dhacay deegaanka ceel afwayn halka ay ku dhaawacmeen 4ruux oo kalena ,

5qof eek u dhinta dagaalkan ayaa kalaha sedex dumar ah iyo laba Rag ah.

Maayarka Magaalada ceel-afwayn ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha dagaalkan uu sobobay isagoo sheegay in ay jiraan laba ruux oo xaaladoodu aad u liidato.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS