WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Ceel-Afwayn Oo Faah faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay Dagaal Maanta Ka Dhacay!

CEEL AFWAYN(W,N)  Ugu yaraan 5qof ayaa ku dhintay dagaal  maanka dhacay deegaanka ceel afwayn halka ay ku dhaawacmeen 4ruux oo kalena ,

5qof eek u dhinta dagaalkan ayaa kalaha sedex dumar ah iyo laba Rag ah.

Maayarka Magaalada ceel-afwayn ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha dagaalkan uu sobobay isagoo sheegay in ay jiraan laba ruux oo xaaladoodu aad u liidato.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version