WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Ka Hadlay Mudo Kordhin Lafilayo In Mar Kale Loo Sameeyo G, Wakiilada!

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay aragtida golaha ee mudo kordhin lafilayo in loo sameeyay golaha wakiilada oo ay sobobtay dib udhac markale ku yimid wakhtigii loo mudeeyay doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version